WAXQABAD

(Vedio) Mid kamid ah Samafaliyaasha Reer London oo Deeq Raashiin ah soo Garsiiyay Hooyo Dhibataysan

Daawadeeda & Rashinkeeda Walal Muxsiniinta London Ka Mid ah ayaa Balanqaaday

Hooyo Xaliimo oo hada Xaaladeeda Caafimaad ay kasoo Reenayso ayaan gaarsiinay Deeq raashiin ah oo katimid Walaal Muxsiniinta Reer London Ka Mid ah.

Bur-Bariis-Sonkor-Saliid-& Baasto ayaan Gaarsiinay Hooyadan oo Degan kaam Dhaca Duleedka Magaalada Muqdisho.

Bishii shanaad ayaa waxaa usocda Dawoyiin uu dhaqtarka usoo qoray Hooyo Xaliimo oo Markii Hore Nabarka wajigeeda kuyaala uu sidan Ka wenaa.

Hada waxay dareemaysaa Degnaansho iyo Caafimaad sida ay inoo sheegtay kadib markii walaal Muxsiniinta London kamid ah uu Kafaala qaaday Daawadeda iyo Cunadeeda.

Halkaan Hoose Ka Daawo Vedio

358

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?