SAWIRROWAXQABAD

Muxsiniinta Reer London oo Bixiyay Dhamaan Lacagtii Biyaha ay Cabeen 1,200 Boqol Qoys

Waxan Warejinay 1,800 13.6 oo ah Lacagtii Horay Nagu Lahaa Ceelka Biyaha Horayna Waxan Ubixinay 2,000 Dollar

Malinti Shalay oo Tariikhdu Ku Beegnayd 12-12-2023 islamarkana ahayd Maalinimo Talaado ah ayaan Wareejinay Lacagtii uu Nagu lahaa Ceelka Biyaha Taas oo ahayd 1,800 13.6

Horay waxan ubixinay 2,000 Dollar Maalinti shalayna Waxaan Wareejinay 1,800 13.6 Guud ahaan wadarta Lacagaha ayaa marka laysku geeyo Noqonaya 3,800 13.6 oo hayd lacagta Biyo Mudo Lix-Bilood ah ay Cabayeen 1,200 Boqol qoys oo Barakacayaal ah.

Walaalaha Muxsiniinta Reer London oo ukacay Masaakiintan inay Biyo Helaan ayaa Ugu Dambeynti Bixiyay Dhamaan Lacagihii Deenta ee Nagula yeeshay.

Qoysaskan ayaa Uduceeyay Muxsinintii Biyaha Lacagtoda Ka Bixiyay waxana ay ku faraxsanyihin Gurmadka & Tageerida Reer London uhayaan Bulshadan Dhibaataysan.

DAAWO WAREEJINTA LACAGTA BIYAHA

227

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?