QORMOYINKII UGU DAMBEEYAYSAWIRROWAXQABAD

(Dhageyso) Maamulka Jimciyada Kheyriga ah Ee alithar oo ku Baaqay in laga qeybqaato Lacagaha Biyaha ay Cabayaan 1,200 Qoys

Kalimadan oo uu Jeedinayo Maamulka Jimciyada Kheyriga ah Ee alithar ayaa ah Kalimad Xumbarsan Fariin Baraarujin ah Kuna Socota Guud,ahaan Umada Muslimiinta ee Somaliyeed.

ugu horen waxa uu Shekha dadka Musliminta ah kula dardarmay inay Allah ka Cabsadaan islamarkaana ay iscaawiyaan Muslimiinta Dhaxdooda Sadaqadana ay labaxaan dadka, si Maalinta Khiyaamaha ALLE Hortiisa ay ula Tagaan Camal wanaagsan.

Dhinaca kale Maamulka Waxa uu Umada Muslimiinta ah ee kunool Dal iyo Dibad ugu Baaqay inay ka qeybqataan Gurmadka 1,200 Boqol oo qoys kuwaas oo Mudo Lix-Bilood ah Biyo Dhaamin ugu socoto kaam kuyaala Duleedka Xamar.

Hada Masaajida Galbeedka London waxaa  ka socda Wajiga 1,aad ee Uruurinta Lacago Loogu Tabarucayo Biyaha ay Cabeyaan Qoysaskaas.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO KALIMADA OO DHAMEYSTIRAN

1721

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?