SAWIRROWAXQABAD

(Daawo Sawirro) Qaar Kamid ah Qoysaski Fatahaada & Roobabka uu Saameeyay oo Soo Gaaray Duleedka Muqdisho

Qoysas Walalahoda Muxsiniinta ah ka Codsaday inay Baco u Iibiyaan

ilaa 50 Qoys oo Kamid ah Dadkii Roobabka iyo Fatahaada Wabiga uu Saameeyay ayaa Soo gaaray Xero ay deganyihiin Dad Barakacayaal ah oo ku Taala Duleedka Magaalada Muqdisho.

Qoysaskan ayaa Guryahooda & Beerahooda wali Waxaa Dhax-fadhiya Biyo taas oo sababatay inay Guryahooda iyo Xoolahoduba ay kasoo Hayamaan.

Sida aynu Lasocono Bilihii Lasoo Dhaafay Roobab Xoogan oo Daadad wata ayaa ka Da,ay Qeybo Badan oo Kamid ah Wadankeena Soomaliya kaas oo dadka & Duunyaduba Saameeyay.

Qoysaskan ayaa Walaalahoda Muxsiniinta ah Ka Codsaday inay lasoo garaan Bacoyiinka Dhaxanta Cadceeda & Roobab Looga Gaashaanto.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirrda

894

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?