ABOUT US

Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-ithaar waa Jimciyad Madax Banaan Taasoo Daryeelaysa Agoonta Soomaliyeed ee Waaladiintooda Waayay.
Al-ithaar waxaa La Aas-aasay June 2014,kii oo Waafaqsan Shawaal 1436,da Hijriyada Waxaana Dhidabada Utaagay Ama Aas-aasay Dad Soomaaliyeed oo Muxsiniin ah kuwaas oo ka damqaday Dhibaatada haysata Agoonta Soomaliyeed.
CIDDA AY KU TIIRSANTAHAY JIMCIYADA AL-ITHAAR
Mu,asasada Al-ithaar waxa ay ku Tiirsantahay Dadka Muslimiinta ah ee Somaliyeed Islamarkaana Muxsiniin ah, Kuwaas oo Ku sugan Dalka iyo Dibadiisa.
HOWLAHA AY QABANAYSO JIMCIYADA AL-ITHAAR
(1) Daryeelka Agoonta
(2) Garab istaaga Dadka Dhibaataysan
(3) Kafaala qaadida Agoonta.
(4) Dhisida Masaajida
(5) Qodista Ceel-Biyood
(6) Dhisida & Qalabaynta Madaarsita Lagu Barto Qur,aanka Kariimka.
BAAQA JIMCIYADA AL-ITHAAR EE KU SOCDA UMMADA SOMAALIYEED.
Umadda somaliyeed Ee Lagu yaqaano Diin Jaceylka iyo udiir-Nixidda dadka Tabaalaysan Waxaan Ka codsanynaa Inay ka qeyb qaataan Garab-istaaga Agoonta iyo Hoyoyiinkena Ku Dhibaataysan Wadoyiinka.
Cidii Doonaysa Inay Nala soo Xirriirto,
HORMUUD +252611-583333
SOMTEL +252621-583333
Ama Email. Info@alithar.net

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?