WAXQABAD

(Daawo Vedio) Walal Muxsiniinta Reer London ka mid ah oo Deeq Lacageed soo Gaarsiiyay Hooyo Waayeel ah

Mid kamid ah Walaalaha Muxsiniinta ah Ee Ku Xiran Jimciyatu Alithar Alkheyriyah ayaa Deeq lacageed soo Gaarsiiyay Hooyo Xabiibo Tarabi Dabey oo ah Hooyo Wiil Laay ah oo Kunool Kaam kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho.

Hooyadan oo Kalii Nool ah ayaa Ku hooyata Aqal Cooshado Ka sameysay Halkaas oo Dantu Biday waxayna ka mahad celisay Deeqda Lacagta ah ee uu soo Gaarsiyay Samafale Kunool Magaalada London ee Dalka ingiriiska.

Hooyo Xabiibo Tarabi Dabey ayaa Uduceysay Si Farxad ay Ku dheehantahay Iyadoona ALLAH subaxanuhu Watacalaa Ubariday Walalkii Soo Caawiyay.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VEDIO

 

 

398

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?