WAXQABAD

Qof Muxsin ah oo Ilaahay Dartii Wax Ulabaxaya ayaa Ka Farxiyay Labo Qoys oo Dabkoodu Dansanaa

Qoskiiba $30 Dollar ayaan Siinay, Guud ahaan Lacgtana Waxay ahayd $ 60 Dollar

Lacagtan waxay Naga soo Gaartay Qof Muxsin ah oo Ku Sugan Dalka Dibadiisa waxay ahayd $ 60 Dollar waxana sida aad arkaysaan ku wareejinay labo qoys oo Qoyskiiba aan siinay Lacag Dhan $ 30 Dollar.

Qoysaskan ayaa ahaa kuwa Ugu Liita ee Degan Kaamka Waxana Dadka degan kaamka iyo Gudiga inoo shegeen in Dabkodu aanay la shidin Qoysaskan.

sidaas darteed lacagtii naloo soo wakiishay ayaan ku wareejinay labada qoys oo Runtii aad ugu farxay Markaan siinay.

Qofka soo baxsaday sadaqadan ayay uduceyeen Hoyoyiinkan oo aad wajiyadoda ka dhehanayso Farxada

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VEDIO 

532

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?