WAXQABAD

Ardayda Madarasada Imamu Shaafici & Macalinkooda oo Usoo Duceeyay Walal Muxsin ah oo Qurbaha Kunool

Allah Ha u aqbalo Walalkeen Ducada Ardayda & Macalinkoda

in kabadan 100, Boqol Arday oo isugu Jira Gabdho iyo Wiilal Islamrkaana Qur,aanka Kariimka Ka Barta Madarasada Imamu Shaafici ayaa Usoo Duceeyay Mid Kamid ah Walaalaha Muxsiniinta ah ee Kunool Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska.

Aayadaha Qur,aanka Kariimka iyo Magacyada ALLE ayay Ardaydan Alle ku waydiisteen inuu Muraad waliba uu lereyahay usaqiro wlaalkeen oo Qurbaha Kunool.

Anagana Waxaan leenahay Ducada Ardayda iyo Macalinkooda AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Halkaan Hoose Ka Daawo Vedio,ga Ducada ardayda

326

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?