WAXQABAD

Samafale Ku sugan Magaalada London oo Deeq Lacageed Soo Gaarsiiyay Sadax Qoys oo Dabkoodu Dansanaa

Qof ilahaay dartii wax ulabaxaya oo ka Farxiyay Qoysas Danyar ah.

Walaal ka Mid ah Muxsiniinta Reer London oo Ku xiran Jimciyatu alithaar alkheyriyah ayaa Inaso Wakiishay Lacag Dhan $50 Dollar taas oo aan ugu dambeyntii ku Wareejinay Qoysas Dabkoodu dansanaa.

Walalkan Muxsinka ah ee Muraadka leh ayaa Ka Farxiyay Qoysaskan oo Wajiyadooda laga dheehanayo Muragada.

Sadaxda qoys ee aan uqaybinay Lacagaha ayaa ahaa Kuwa ugu Liita ee Kaamka Degnaa kuwaas oo xitaa dabkodu uu dansanaa markii aan Booqanaynay.

Qofka Muxsinka ah ee Sadaqada Labaxay waxan ALLAH ugu Baryenaa inuu ka aqbalo Sadaqada Muaraadkiisana uu  Alle usahlo.

Halkaan Hoose Ka Daawo Video,ga Qoysaska

 

24

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?