QORMOYINKII UGU DAMBEEYAY

Hadii Aad Haysato Cuno ogsonow Dad ayaa Gaajeysan

Walalayaal Sida aynu Wada oganahay Aduunkan aan joogno qofba waa si.

qaarbaa gaajo iyo Haraad La,ildaran Kuwana Waa Bukaan-Halka Kuwa kalana aanay Nolasha ay ku adagtahay,

Hadii aadan ahayn Midkood Inta aan soo Sheegnay Ogsonow Waxaa Lagaa doonayaa Inaad ALLAH ku mahdiso.

Maanta hadii aad kasoo kacayso Dabaq lix-biyaano ah Kuwa Walalahagi ah ayaa Kasoo Toosa Guri ka sameysan Cooshado,

Hadaba kan wax haysta & kan aan intaasba haysan ogsonow allah waxba uma-weyn mana kala jecla Ee anagaa ayaa La Fiirinayaa Imtixaankena,

Gabagabada Walaal Mar-waliba allah Ku Xamdi masaakiinta unaxriiso Una Gargaar.

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?