QORMOYINKII UGU DAMBEEYAYWAXQABAD

Maamulka iyo Howlwadenada Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar oo umada Muslimiinta hawada umarsiiyay Hambalyo Ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga.

Shabakada alithar.net oo ah Shabakad ka shaqeesa Samafalka faafisana Kheyrka ayaa Waxay dhamaan akhristayaasheeda iyo Guud ahaan Umada Muslimiinta ugu Hambalyaynaysaa Munaasabada Ciidal Fidri 1444 Hijri

Waxaan Ilaahay ka Baryaynaa inuu inaga Aqbalo Acmaashii iyo fadaa’ishii aynu la nimid Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan

Maamulka Jimciyada Kheyriga ah ee alithar wuxuu idin leeyahaya  ku Ciida  Caafimaadqab,Cibaado Suuban,

anagoo eebbe ka rajeenayno in Sannadkan,Sannadkiisa uu inagu gaadhsiiyo caafimaad ,Barwaaqo iyo Horumar

486

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?