QORMOYINKII UGU DAMBEEYAYSAWIRROWAXQABAD

Maamulka جمعية الإيثار الخيرية oo Muxsiniinta Ku Booriyay Inay Ka Qeyb-qataan Afurinta ku Dhowaad 1000,kun Qoys.

+252 611583333

Maanta Waa Isniin Hijrigu waxay ku Beegantahay Ama ku Asteysan tahay 21/08/1444, Maalmo yar oo kooban ayaa inooga Harsan Bishii Kheyrka iyo Fadliga Badneed Bishii Qur,aanka Bishii Sadaqada, waana Bil Muslimiinta ku qaali ah Sidaasi darteed walalayaal sida aynu horay ubaahinay waxaan Rajeenaynaa Haduu Alle idmo Inaan Afurino kudhowaad Kun qoys oo Danyar ah.

Hada waxaan ku jirnaa Maalmihii Diyaar-garowga Afurinta Qoysaskaas, Sanad waliba Masaakiintan waxaa Afuriya Dad Muxsiniin ah oo ilaahay dartii wax ulabaxaya oo Daafaha Dunida Kusugan.

Wajiga Kowaad Ee Barnaamijkan, Hada waxaan soo Iibinay Timirtii Walalalo Muxsiniin ah oo London ku sugan ayaa Bixiyay Lacagta Timirta aan Ku Soo Iibinay.

Howshu intaas kuma Ega wax-badan oo Daruuri ah ayaa Inoo harsan (Maamulka جمعية الإيثار الخيرية) Marka Waan ognahay inaad dadaalaysaan Waadna ku mahad-santihin dadaalkina iyo garab istaaga aad umuujinaysaan walaalihiina Soomaliyeed Kaliya Ka Maamul ahaan waxaan Idinku Dhiira-galinaynaa inaad sii laba jibaartaan Dadaalkiina Maadama Qoysas Masaakiin ah ayna sugayaan Dhanka kalana aynu haysan Maalmo yar oo kooban,

waxaan kaloo Allah subxanahu watacalaa Ka baryenaa inuu Adoomadiisa Nabad iyo Caafimaad ku Gaarsiiyo Bisha kheyrka iyo fadliga Uruursatay Ee Ramadaan.

Maamulka جمعية الإيثار الخيرية

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?