SAWIRROWAXQABAD

(Daawo video) Aabe Soomaliyeed oo Deeq Raashiin ah soo Gaarsiiyay Caruur Agoon ah.

FARXADA AGOONTA

Aabe Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Kamid ah Walaalaha Muxsiniinta ee Soomaliyeed ayaa Ka Farxiyay Caruurtan Agoonta ah ee Maalmihii lasoo dhaafay aanay Dabkooda La shidin.

Wuxuu soo garsiiyay sida aan horay idin kugu sheegnay Raashiin kakooban Bur-Bariis-Baasto-Sonkor-Saliid-Caano-& Xogahaa Lacag ah.

Halkaan Hoose Ka Daawo video,iyagoo Dhamestiran

139

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?