SAWIRROWAXQABAD

(Daawo Sawirro) Walal Muxsin ah oo 8 Caruur oo Agoon ah soo Gaarsiiyay Deeq Raashiin & Lacag isugu jirta.

8 Caruur oo Agoon ah oo Laga Farxiyay.

Aabe Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo ka mid ah dadka Muxsiniinta ah Ee Qurbaha Kunool ayaa Deeq Raashiin iyo Lacag isugu jirta soo gaarsiiyay 8 Caruur oo Agoon ah iyo Hooyadooda oo Kunool Kaam kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho.

Caruurtan Agoonta ah oo Mar-qada marna Quuta Badanaana aanay Dabkooda Lashidin haba ugu darnaatee Labadii Malmood ee Lasoo Dhaafay ayaa ku farxay Deeqda lasoo Gaarsiiyay.

Raashiin kakoban Bur-Bariis-Sonkor-Saliid-Baasto-Caano & Xogahaa Lacag ah oo uu soo Baxsaday Aabe Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani ayaan soo Gaarsiinay Qoyskan oo Kakooban 8 Agoon ah iyo Hooyadooda.

Agoonta ayaa Alle ubaryay Aabe Fu,aad oo Xanuunsan waxaana Rabi ay weydiisteen Inuu Caafimaad Deg Deg ah siiyo Aabahaas Muraadkisa uu Alle Usahlo.

Jimciyatu Alithaar Alkheyriyah oo ah Hay,ad Madax Banaan oo Daryeesho Agoonta iyo Danyarta ayaa Mar waliba Utaagan inay Caawiso Ama Garab istaagto Masaakiinta iyo Agoonta.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirrada

678

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?