SAWIRROWAXQABAD

Jimciyatu Alithar Alkheyriyah oo Soo Gabagabaysay Biyo Dhaamin Mudo 6-Bilood ah ay kawaday Duleeeka Muqdisho

Shalay oo ahayd Maalinimo Jumco ah Taariikhdana ay Ku Begneyd 27- October 2023 ayaan soo gabagabaynay Biyo-Dhaamin aan ka wadnay kaamam ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho.

Qoysaska Barakacayaasha Ee Biyaha Lagu Sadaqeestay ayaa ah 1,200 Qoys Kun-iyo Labo Boqol oo qoys kuwaas oo Mudo Lix-Bilood ah Biyo Lacag,la,aan ah Cabayay.

Lacagta Biyaha Waxaa Kafaala Qaaday Walaalo Muxsiniin ah oo Ilaahay dartii Wax ulabaxaya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VEDIO

 

524

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?