SAWIRROWAXQABAD

Masaajido ku yaala Galbeedka London oo laga Bilaabay Wajiga 1,aad Ee Loogu Gurmanayo in kabadan 1000 Qoys.

وَجَعَلۡنَا مِنَ ٱلۡمَآءِ كُلَّ شَيۡءٍ حَيٍّۚ أَفَلَا يُؤۡمِنُونَ

أَوَلَمۡ يَرَ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَنَّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ كَانَتَا رَتۡقٗا فَفَتَقۡنَٰهُمَاۖ وَجَعَلۡنَا مِنَ ٱلۡمَآءِ كُلَّ شَيۡءٍ حَيٍّۚ أَفَلَا يُؤۡمِنُونَ

Salaada Jimcaha kadib ayaa Mid kamid ah Masaajid kuyaala Galbeedka Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska Waxaa Ka Bilowday Uruurinta Lacagaha Biyaha ay Cabayaan in kabadan 1,200 Boqol oo qoys kuwaas oo Mudo kabadan Shan-Bilood, Biyo Ugu Deeqay Walaalo Muxsiniin ah oo Isla London Ku sugan.

Maamulka Jimciyada Al-Ithaar iyo Xubno Muhiim ah oo la shaqeeya oo kaa shanaya Gudiga Masaajidka ayaa Salaada Jumcaha kadib Jameecada iyo Gud,ahaan dadka Muslimiinta ah ku Booriyay inay Wax labaxaan.

intaa kadib Dadka Muxsininta ah ee Jecel Kheyrka & Sadaqada ayaa Durbadiiba Bilaabay inay ka qeybqataan Gurmadka lacag Uruurinta ee loo samenayo walaalahena Soomaliyeed.

(MAHADCELIN)

Allah kasakow Waxaan Halkan uga Mahad celinaynaa Gudiga Masaajidka, Ragii Muxsiniinta ahaa ee Nala shaqeeyay Kuwa Wax sadaqeestay & Guud ahaan Umada Muslimiinta.

Cidii doonaysa inay wax sadaqeysato Ama Nala soo Xiriirto +44 7538 046487 Ama +252 61 1583333

620

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?