SAWIRROWAXQABAD

(Vedio+ Sawirro) Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar oo In ka badan 100 Qoys U Qeybisay Zakatul Fidri.

Walaalo Somaliyeed oo Muxsiniin ah ayaa Noo wakiishay inaan Ubixino Sakatul Fidriga Waxana Siinay Dadkii Mudnaa in lasiiyo Fidrada Ama Ehel U ah.

Hoyoyiin haysta Caruur Agoomo ah Waayeelo aanay waxba haysan iyo Qoysas kale oo aad Uliita Islamarkaana Degan Xeroyiinka Barakacayasha ayaan Uqeybinay Fidrada.

Sadax ka mid ah Muxsiniinta Reer London ayaa Nasoo Gaarsiiyay lacag ay ugu Talagalen in lagu iibiyo Raashiin Si masaakinta loo siiyo.

Waxan soo Iibinay Kiishash ay ku jiraan Bariis Waliba Nuuca loogu isticmaal badanyahay Uguna Qaalisan waxaana uqeybinay Qoysas ka badan 100 Qoys Kahor Salaada Ciidda.

Dadka Masaakiinta ah ee Loo qeybiyay Fidarada ayaa Uduceeyay Walaalihii soo baxsaday iyagona Allah ugu Baryay inuu Udambi dhaafo aduun iyo Aakhiro.

Halkaan Ka Daawo Sawirrada & Vedio,ga

 

 

68

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?