SAWIRROWAXQABAD

(+447538046487) Yaa ilaahay dartii Wax Ulabaxaya Timir Jeexaadba Allah haka-dhigee!

Maalmo yar ayaa Inooga harsan Bishii, Kheyrka Badneed, Bishii Qur,aanka, Bishii Sadaqada, Bishii Dambi-dhaafka iyo Bishii Quluubta Muslimiinta ku weyneed Waa Ramadaane, sidaasi darteed walaalayaal waxaan wadnaa Uruurinta Sadaqaadka ay la baxayaan Muxsiniinta si aan u afurino Boqolaal qoys oo Masaakiin ah.

Hada Walaal Muxsiniinta London Ka mid ah ayaa Nasoo Gaarsiiyay Lacag $200 dollar ah Alllah ajarkiisa habadiyee waxaana ku iibinay Timir

Howshana kow majoogto wax-badan ayaa inoo harsan sidaasi darteed qof waliba waxa uu Awoodo hakaga qeyb-qaato Afurinta Qoysaskaas.

Nagala soo Xiriir Numberada Hoose.

+44 7538 046487

EVC PLUS 0611583333

EDAHAB *110*621583333*Lacagta#

XAWAALAD TAAJ +252611583333

SOMALILAND *880*611583333*Lacagta#

PUNTLAND *883*611583333*Lacagta#

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?