SAWIRROWAXQABAD

Qoysaska Barakacayasha oo Walalahoda Muxsiniinta ah Ka Codsaday Inay Afuriyaan Bisha Ramadaan

Walaalayaal Sida aad lasocotaan Waxaa Nagu soo Wajahan Bishii Fadliga Badneed Ee Ramadaan Waxaana Jira Dad Walaalahena ah oo Baahan Islamarkana aan haysan cuno ay ku afuraan sidaasi darteed waxaa loo baahanyahay inan garab istaagno Walaalahena.

Sanadkii aynu Kasoo Gudubnay Waxaan Afurinay 900 Boqol oo qoys oo Isugu Jira Waayeelo Dad Naafo ah Agoon iyo Danyar Kale insha,Allah sanadkan waxan Rajenaynaa Inan afurino kun-qoys Haduu allah awooda leh uu Raali kanoqdo.
sidaasi darteed walalayal Dhamanteena aan u istagno sidii aynu u caawin lahayn walalahena dhibataysan.
 Aan isku Naxriisano si allah xagiisa Raxmad uga helno.
عَنْ زَيْدِ بْنِ خَالِدٍ الْجُهَنِيِّ قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : مَنْ فَطَّرَ صَائِمًا كَانَ لَهُ مِثْلُ أَجْرِهِ غَيْرَ أَنَّهُ لا يَنْقُصُ مِنْ أَجْرِ الصَّائِمِ شَيْئًا رواه الترمذي وقال حديث حسن صحيح
عن أنس -رضي الله عنه-: أن النبيَّ -صلى الله عليه وسلم- جاءَ إلى سعد بنِ عبادة -رضي الله عنه- فَجَاءَ بِخُبْزٍ وَزَيْتٍ، فأكلَ، ثم قال النبيُّ -صلى الله عليه وسلم-: «أفْطَرَ عِنْدَكُمُ الصَّائِمُونَ؛ وَأكَلَ طَعَامَكُمُ الأَبرَارُ، وَصَلَّتْ عَلَيْكُمُ المَلاَئِكَة
Waxad Awodo Kaga qeyb-qaado Afurinta Qoysaskan.
Xawalad +252 611583333
Al-ithaar Foundation
Evc 611583333
Telsom Zaad: *880*0611583333*Lacagta#
Golis Sahal: *883*0611583333*Lacagta#
E-Dahab 0621583333
Faafi si aad u heshid ajarka kan wax sadaqeestay

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?