WAXQABAD

Maalintii 13,aad oo Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar Biyo Dhaamin Usamenayso Boqolal Qoys.

Tan iyo Wixii Ka Dambeeyay Markii Qoysaskan ay Biyo-La,aan Ka cawdeen ayaa Durbadiiba Baaqaas waxaa si dhaqsi leh kaga soo jawaabay walaalo muxsiniin ah oo London ku sugan Kuwaas oo Ilaa iyo Hada biyo-dhaamin uwado ilaa 700 Boqol oo qoys oo Barakacayaal ah.

Qoysaskan ayaa Badankooda Waxay Kasoo Hayaameen Abaarihii ku dhuftay qeybo badan oo kamid ah wadanka somaliya waxayna maciin bideen inay muqdisho soo gaaraan Biloyinkii ugu dambeeyay.

Inkastoo Badankooda ay garabrarato ubadanyihin Nolashoduna ay tahay mid liidata hadana waxay si aad ah ay udareemayeen Biyo-la,aan soo foodsartay Maadama aysan mararkaqaar aysan haysan lacagahii ay biyaha ku iibsan lahayeen.

Boqolalkan qoys  ayaa waxay isugu jiraan Kuwa Naafo ah, Waayeelo iyo Hoyoyiin Haysta Caruur Agooman ah.

Dhamantoodana Waa Kuwa Ku Faraxsan Gargaarka iyo Gurmad ay usameyeen walalahooda Muxsiniinta ah.

AlITHAR.NET

VEDIO,GA KA DAAWO WEBSITE,KA GUDIHIISA IYO BARAHEENA KALE

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?