WAXQABAD

Waxaa Si Habsami leh Wali Usocda Biyo-Dhamin Dhowaan ay Bilowday Al-Ithaar

Dad Muxsiniin ah oo ilaahay darii wax ulabaxaya ayaa Biyo ku sadaqestay ku dhowaad 1000,kun qoys oo Barakacayaal ah oo Degan Kaam ku yaala duleedka magaalada mqudsho 31,May 2022.

Waqtigaas oo Hada laga Joogo Mudo 8,Maalin ah Marnaba Ma Istaagin Howsha Biyo Dhaaminta ee Loo Sameeyay Boqolalka qoys ee Ladaladhacayay Biyo-La,aan iyo Dhibatoyiin kale.

Shaqsi waliba Intii uu doono oo Biyo ah ayuu Dhaansanayaa Iyadoo aanay Jirin Wax lacag ah oo Laga qaadayo Halka Markii Hore Jirgaanka Biyaha ay ku iibsan jireen qoysaskan lacag dhan kun iyo shanboqol oo shilinka somliga ah.

Waxaa laga dareemayaa Qoysaskan Farxad iyo Rayrayn oo ay Sabab uyihiin Walaalo Muxsiniin ah oo Ku sugan Magaalada London Ee Dalka Ingariiska.

Si Kastaba Ha,ahaate Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar Foundation ayaa Mudoyinkii Ugu Dambeeyay Sii Laba Jibaartay Howlaha Samafalka oo ay uqabanayso Bulshada Somaliyeed Ee Muslimiinta ah Gaar ahaan Dadka Dhibaataysan Iyo Agoomaha.

 

 

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?