WAXQABAD

OGEYSIIS: alithar.net oo Maalmo Kooban Kadib Hawada Kusoo Laabatay.

Maamulka iyo Howlwadeenada alithar waxay aqristayaasha ku taxan uga cudur daaranayaan maalmihii koobnaa ee ay mareegtu hawada ka maqnayd cillad jirtay awgeed.

Markii hore alithar.com ayaad nagala socon jirteen Balse Hada & wixii ka dambeeya Walalahena Musliminta ah Ee Jooga Dunida Daafaheeda waxay si Toos ah Nagala socon Karaan Bogeena Cusub Ee alithar.net.

Waxaana Halkan Kusoo Gudbin Donnaa Sida aad horay inoga barateen Howlaha samafalka iyo wax waliba oo Kheyr ah oo Aan isleenahay Bulshidiina Waad Uga Faa,iden kartaan.

alithar.net waa website Madax-Banaan oo ay Aas-Aaseen Dad Samafaliyaal ah Kuwaas oo Doorbiday Inay garab-istaagan Bulshadooda somaaliyeed ee dhibaataysan.

Mahadsanidiin Maamulka alithar.net

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?