SAWIRROWAXQABAD

Hooyo Muxsinad ah oo Qurbaha kunool oo U Gurmatay Qoysas haysta Caruur Agoomo ah

Shalay oo isniin ahayd ayaa Deeq lacageed oo inooga Timid Hooyo Kunool Wadanka Canada waxaan gaarsiinay qoysas Barakacayaal ah kuwaas oo qaarkod haysta Caruur Agoomo ah.

Waxaan Kufaraxsanahay Lacagta Sadaqada ah oo walasheena Nagu caawisay Aad ayaan Ugu Baahnen Xitaa Dabkeena waa uu Dansanaa oo Cunto Mahaysanin Carurtayda oo Agoomo ah, ayay Tiri Hooyo Xaawo Cabdullahi.

Qoysaskan ayaa Si niyad leh ugu soo Duceeyay Hooyadan Muxsinada ah Waxayna ALLAH uga baryeen Caafimaad Taam ah inuu siiyo iyo wax-waliba oo muraadkeda ah inuu Alle Usahlo.

Hooyadan oo kamid ah dadka Muxsiniinta ah ayaa Marar badan Garab-istaagtay qoysas aad utabaalaysan oo kunool xeroyiinka Barakacayaasha Ee ku Teedsan Muqdisho Duleedkeda.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?