WAXQABAD

(6 Vedio & Warbixin Daawo) Hooyo Muxsinad ah oo Deeq Rashiin ah soo Garsiisay Qoysas Barakacayal ah

Indhoole Naafo iyo Agoon Raashiin la Garsiiyay

Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Ka mid ah Hoyoyiinka Muxsinaadka ah ee Ku Xiran Jimciyada Kheyriga ah Ee  Al-Ithaar ayaa Deeq Rashiin ah soo Garsiisay 12,Qoys oo Danyar ah Kuwaas oo qarkood Haysta Caruur Agoomo ah.

Qoysaskan ayaa si aad ah ugu Farxay Gurmadka ama Deeqda ay ka heleen Walashooda Deeqo waxayna shegeen inay aad ugu Farxeen islamarkana ay uga mahad celinayaan Gurmadkan.

Sidoo kale Hoyoyiinka Sadaqada aan Garsiinay ayaa Waxay isugu jireen Naafo Indhoole Waayeelo & kuwa Haysta Caruur Agoomo ah.

Hadaladoda waxaa Ka mid ah ALLAH ha caafiyo Muraadkeda ALLAH ha usahlo iyo Erayo Kale.

Qoysaskan ayaa Markii aan La shekestay Qaarkood waxay iishegeen in Habenkii Xalay aanay Dab shidan Taas oo Dareen gaar ah igu abuurtay aniga Qudhayda.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO DHAMAAN VEDIO,YADA

 

970

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?