WAXQABAD

{Daawo}Waan Kabaxnay Dhibaatadii Biyo La,aned Wiilasheena Reer Lodon Biyihii Janaad Allah Haidinkaga Dhigo

Walaalaha Muxsiniinta ee Reer London ayaa Biyo Siinaya 905 qoys oo Barakacayaal ah kuwaas oo ku Dhibaataysan Xeroyiinka Barakacayasha ee ku teedsan Duleedka Magaalada Muqdisho.

Arintan ayaa Ka Dambeysay kagadal markii Qoysaskan ay ka dhawajiyeen inaanay awoodin lacagtii biyaha ay ku iibsan lahayeen waxana marar badan ay ku celceliyeen inay hayso dhibaato biyo la,aaneed.

arintan durbadiiba waxaa ka damqaday walaalo muslimiin ah oo ilaahay dartii wax ulabaxaya oo kusugan magaalada London ee Dalka Ingiriiska.

Hada qoysaskan Mudo Bil ah ayay Byaha Cabayaan waxaana Qarash-ka ama lacagaha Biyaha Bil-Waliba Bixiinaya Mxsiiniinta Reer London oo Mar waliiba u taagan inay Masaakiinta iyo Danyarta Caawiyaan.

HALKAAN KA DAAWO VEDIO,GA

539

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?