WAXQABAD

Daawo=Wax ku Darso Afurinta Qoysaska Danyarta ah

+44 7538 046487

RAMADAAN MUBAARAK

Walalayaal Sida aynu horay Idinkugu sheegnay waxaan Wadnaa Wali Uruurinta Lacagihii aan ku Afurin lahayn Walaalaheena Soomaliyeed Ee aanay Afurka Haysan.

Bilowgii Bishan Ramadaan ayaan Rabnay Inaan Bilowno Afurinta Sida aan horay Usameen jirnay Balse Ilaahay Mahadii Ma,aysan inoo suuragalin.

Hada waxaan Rabnaa 10, Dhaxe inaan Bilowno Afurinta Dadka Masaakiinta ah Hadii Allah uu ka raali Noqdo.

Dhamaan Waxaan Umahad celinaynaa Muxsiniinta Reer London oo qaarkood lacago soo dirsaday iyo kuwa Balanqaaday inay ka qeybqadanayaan Afurinta Boqolalka qoys ee Danyarta ah.

Waxaan Idin leenahay MAHADSANIDIIN

Nagala soo Xiriir Numberada Hoose.

+44 7538 046487

EVC PLUS 0611583333

EDAHAB *110*621583333*Lacagta#

XAWAALAD TAAJ +252611583333

SOMALILAND *880*611583333*Lacagta#

PUNTLAND *883*611583333*Lacagta#

 

192

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?