MUXAADARO

Fadliga Habeenka Kan Ee 15,ka Bisha Shacbaan

Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-Shacbaan-1444H. oo waafaqsan 06-03-2023,

Walaalayaal Caawa waa 15 Shacbaan, waa habeen uu Suubanha SCW yiri: Allaah wuxuu habeenkan dalacanaya adoomadiisa oo dhan, wuuna u dambi dhaafayaa laba mooyaanee.

Mushrik iyo mid Cuqdadeysan. Muslim adigoo ah in Mushrik ku nasiib noqotid waa ayaan darro, marka aan wada cafino dhamaan Muslimiinta si Caawa Alle sareeye inoogu dami dhaafo.

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?