SAWIRROWAXQABAD

Qoysas Danyar ah oo Dalbaday in la afuriyo Bisha Ramadaan Insha,ALLAH

Waxana Ka Codsanaynaa walalahena inay na afuriyaan Bisha Soon insha,allah

Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 02 08-1444, oo ku beegan 22-02-2023, sida aynu ognahay waxaa nagu soo wajahan Bishii Barakaysned ee Ramadaan.

Sidaasi darteed waxaa jira Dad danyar ah oo aanay awoodin Afurka waxaan ay walalahoda Muxsiniinta ah Ka Codsanayaan Inay Afuriyaan.

Jimciyada Kheyriga ah ee alIthaar oo ah Hay,ad Madax banaan oo Daryeesha Agoonta iyo Masaakiinta ayaa Sanad Waliba waxay Afurisaa Boqolaal qoys oo Danyar ah kuwaas oo aanay haysan Afur ama waxay Cunaan.

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?