SAWIRROWAXQABAD

Daawo Sawirro+Vedio,Muxsiniinta Reer London oo Ciidsiiyay Caruur Agoomo ah.

Dad Muxsiniin ah oo ilaahay Dartii wax ulabaxaya ayaa Sanad Waliba sidan oo kale waxay Ciidsiyaan Caruur Agoomo ah Kuwaas oo loo iibiyo Dharkii ay ku ciidi lahayeen & Agabkii ay ku cayaari lahayeen Malinkas.

20 Caruur oo Sadax Kamid Danyar ah inta kalana Agoomo ah ayay Ciidsiyeen Sanadkan Walalaha Reer London oo Marwaliba Utaagan Caawinta Agoonta iyo Masaakiinta.

Canug Waliba Waxan u Ibiinay Joog dhar ah Kabo iyo Agabkii uu ku cayaari lahaa Maalintas Farxada Badan.

Damashaad kadib waxaynu Siinay Xogahaa Xaqul Ciid ah iyo Macmacaan si aan ula faraxno Agoonta.

Waladiinta Caruurta ayaa Dhankooda wajiyadoda laga dareemayay Farxad iyo Qosol maadama caruurtoda ay u ciidayaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO+VEDIO

380

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?