MUXAADARO

(Dhagayso) Kalimad Ku Saabsan Fadliga 10 Hore Ee Bisha Dul-Hijah

Maanta waa Jimco taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-11-1443 oo waafaqsan 01-07-2022, Sida aynu wada ognahay waxaan Ku jirnaa Mid kamid ah Bilaha Sida gaarka ah Xurmada U leh sidaasi darteed waxaa naloga baahanyahay inaan kawada faa,ideysano.

Masaajida ayaa Laga Jeediyaa qudbado loga hadlayo fadliga bishan ay leedahay iyadona dadka lagu Buraarujinayo inay ka faa,idestaan 10 hore Ee Bishan Dul-Hijah islamarkaana ay sameyaan wax waliba oo kheyr ah oo ilaahay logu dhowanayo.

Culuma,udinka Somaliyeed ayaa Iyaguna Si gaar ah uga hadlay Fadliga ay leedahay Bishan iyagona gud,ahan Muslimiinta ku booriyay inay la yimadaan Camal-wanagsan.

Masjidka cabdulaahi insaani oo ku yaala degmada Dharkenley ayaa ka mid ah Masaajida laga jeediyay Khudbada ku saabsan فضل عشر ذى الحجة

Waxaana Salaada Kadib Jameecada Masaajidka la hadlay Imaam Shekh Khadar Cismaan Barre.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Kalimada

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?