SAWIRROWAXQABAD

(video Hooyo Faadumo) Wayna Caawiyeen Iyaguna Ilaahay Ha U Gargaaro.

Samafaliyaal Ku Sugan Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa Maalintii 29,aad Waxay Biyo Siinayaan In Kabadan 600 Boqol oo Qoys Kuwaas oo Xaalad Nolaleed oo Aad uliidata ay Ku Haysatay Xiroyiinka Barakacayasha Ee Ku Teedsan Duleedka Magaalada Muqdisho.

May 30,Kedi ayay ahayd markii qoysaskan Biyo Galinta loo sameeyay Waxana Tani ay Ka dambeysay Markii Barakacayashani ay Shegeen inaysan awoodin Maalin waliba Lacagta Lagu iibsado Jirgaanka Biyaha oo ah Qiimo Ka Duban kii Hore,

Jirgaanka Biyaha Markii Hore Kun shilin ayaan ku iibsan jirnay hadana Si lacag,la,aan ah ayaan ku dhaansana Biyaha Mahadaas Alle ayay U Sugnaatay Kasakow Walalahena London oo Naga Damqaday ayay Tiri Hooyo Kamid ah Barakacayasha,

Sikastaba Ha,ahaate Bulshada Kaam Kunool qarkood ayaa Badankooda Waxay Ka yimaadeen Gobolada Dalka Waxana Nolashooda saameyn ku yeeshay Abaarihii Ku Dhuftay Qeyb Badan oo Ka Mid ah Wadanka Somaliya.

Iskusoo wadaduboo Hay,ada Samafalka Ee Alithar Foundation oo ah Hay,ad Madax-Banaan oo Daryeesha Agoonta iyo Danyarta ayaa mudoyinkii ugu dambeyay sii laba jibaartay Gurmadka iyo Gargaarka ay ufidinayso Dadka Dhibaataysan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?