WAXQABAD

Gudiga Kaamka oo Ka Mahad Celiyay Gurmadka Barakacayasha Loo Sameeyay

Xili Dhowaan Jimciyada Kheyriga ah Ee Al Ithaar Gurmad Biyo Galin ah ay Usameesay Qoysas Barakacayaal ah ayaa Dhanka Kale Tilaabadaas Wanaagsan Waxaa Ku Farxay Si aad ahna Usoo Dhoweeyay Gudiga Kaamka Ee Biyo Galinta Loo Sameeyay.

Waxaan Umahad Celinaynaa Muxsiniinta Reer London oo Runtii Kaalmo Garab iyo Gurmadba aan Ka Helnay ayuu Yiri Xirsi Gudoomiyaha Kaamka.

Halkaan Hosse Ka Dhagayso Gudiga Kaamka

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?