SAWIRRO

Maalintii 5,aad oo Alithaar Biyo Dhaamin Kawado Muqdisho Duleedkeda

31,kii May oo Hada Laga Joogo Mudo 5,Maalin ah iyo Waqti Aan Laxadidid ayay Biyo Lacag,la,aan ah Cabi Donaan Inkabadan 600 Boqol oo qoys Kuwaas oo Biyuhu ugu Deqeen Walaalo Muxsiniin ah oo Ku sugan Magaalada London Ee Dalka Engiriiska.

Qoysaskan oo Baahiweyn Uqabay Biyaha ayaaa Ka Faideysanaya Biyo Galin Lacag,La,aan oo ay Usameyeen Samafalayaal Ilaahay Dartii Wax Ulabaxaya.

Waxay Dhamantooda Mahad Celinta Balaaran Ujeediyay Muxsinintii U Istaagtay Inay Biyo Helaan Kana Damqatay Dhibatadoda.

Nolasha Aadanuhu Waa Biyo Hadiisa La Waayo Ama Ciriiri Dhanka Biyaha uu Jiro Waa Arin Saameynteda Leh.

Sikastaba Ha,ahaate Teamka Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithaar ayaa Wali Ku Howlan Biyo Siinta 700 Boqol oo Barakacayaal ah.

وجعلنا من الماء كل شيء حي أفلا يؤمنون

Daawo Sawirrada video,gana youtubekena iyo Website,ka Gudihiisa ka Dhaxdaawo

 

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?