SAWIRROWAXQABAD

(Vedio+Sawirro) Samafaliyaal Ku sugan London oo qado Sharaf usameeyay Ku dhowaad 100  Qoys oo Masaakiin ah.

Shalay oo khamiis ahayd ayaa Qoyska Mid kamid ah Muxsiniinta Reer London waxay qado usameeyeen 70 Qoys oo Masaakiin ah kuwaas oo qaarkood  uu dansanaa dabkooda.

Neef Ari ah 50 kiilo oo bariis iyo dhaycankiisa ayay soo baxsadeen walalaheena si masaakiinta loogu kariyo.

Qoysaskan ayaa uduceeyay Walaalihii soo baxsaday sadaqadan.

Jimcayada Kheyriga ah ee Al ithaar oo Marwaliba utaagan inay caawiso Agoonta yo Danyarta ayaa sii laba jibaartay howlaheda Samafalka ah.

HOOS KA DAAWO VEDIO+SAWIRRO

 

802

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?