SAWIRRO

(Sawirro) Qeybta 1,aad Sidee U Ciideen Agoonta.

( CIIDUL-FIDRI MUBAARAK ) Sida aynu horay uga Balanqadnay aqristayashena Iyo Dawadayashena Ku Xiran Mareegta Alithar.net iyo Baraheena Kale Ee Bulshada, Halkan Waxan idinkugu soo Gudbin-donnaa Qeybta 1,aad Sawirro Iyo Muqaallo Ka Turjumaya Dareen Farxdeed Kasoo ah Sida ay U ciideen Caruurta Agoonta.

Hadaba Farxada lagu Lamaaneyay Dhoola-Cadenta iyo Qosolka Ee Ka Muuqata Agoonta Waxaa Sabab U,ahaa Allah Kasakow, Walaalo Muxsiniin ah oo London Ku Sugan.

Inkastoo Kaalinta Aabahood aanay U Buuxin Karin Hadana Waxaan Marwaliba Isku daynaa inaysan Dareemin Inuu Aabhooda Ifkan Ku Nooleyn, Waana Tan Keentay In Iminka La Ciidsiiyo Si Farxada ay ula qeybsadaan Asa,gooda.

Inaguna Hadi aynu Nahay Bahda Al-ithaar Foundation Waxan U mahad Celinaynaa Allah Ka sakow qof Waliba oo Muslim ah oo Gacan Ka geestay Farxada Agoonta, Gaar ahaan Muxsininta Reer London oo U istagay Ciidsinta Agoonta.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA CIIDDA.

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?