NEWS ENGLISH

(Sawirro Warbixin) 1000 kun qoys oo ka faaidestay Biyo Dhamaan laga sameeyo duleedka xamar

Jimciyada Kheyriga ah ee al ithaar ayaa soo gabagabaysay Biyo dhaamin ay ka sameesay Kaam kuyaala duleedka magaalada muqdisho.

ilaa kun-qoys oo danyar ah ayaa loo qeybiyay biyaha.

dadkan barakacayaasha ah ayaa la taacalayaa nolal malmedkooda waxayna sheegay inay ku farxeen Tilaabada gurmadka ah ee loo fidiyay

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?