NEWS ENGLISH

Al-Ithaar Foundation oo Deeq Dhar ah Gaarsiisay Qoysas Danyar ah

maalintii shalay qoysas danyar ah ayaan waxaan gaarsiinay Bundado Dhar ah oo walaalo muxsiniin ah ay usoo dhiieen qoysas danyar

Jaakado Bustoyiin Dhar caruureed iyo Dadweyn intaba ayaan gaarsiinay qoysaskaasi.

ALLAH Kasakow waxay umahad celiyeen Walaalahooda Ka damqaday Waxay shegeen Inay ku farxsanyihiin.

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?