SAWIRROWAXQABAD

(Sawirro) Qur,aan Aqris Iyo Sadaqaad Loo Bixiyay Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhani

Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar oo la filayo in Goordhow ay Qaliin Gasho ayaa Malintii Shalay Sadaqeesatay Neef Ari iyo Wixii Lagu Cuni Lahaa Si ay Ugu soo Duceyaan Culimada iyo Dadka Danyarta ah.

Hooyadena ayaa Dalbanaysa in losoo Duceeyo Maadama ay qaliin galayso Muraadna ay Leedahay.

Culimada ayaa 30,ka Juz ee uu Kakoobanyahay Qur,aanka Kariimka U Aqriyay Hooyo Deeqo Iyagona Allah Ugu Baryay Inuu Ku Caafiyo Aayadkiisa Waxana Sidoo Kale Allah Subxanuhu Watacalaa Ka Tuugeen inuu muradkeda usahlo.

Marka laga yimaado Qadada loo Sameeyay Culimada sidoo kale waxaa Iyaguna Raashiin Bisil Lasiiyay 14 qoysas oo isugu jiro Agoomo Waayeelo Dad Naafo ah iyo Hoyoyiin Umul ah oo aanay waxbo Haysan.

Waxay Shegeen Inay ku farxeen Sadaqada kaga Timid Walaashooda Deeqo wayna Uduceyeen.

Anagana Bahda Jimciyada Kheyriga ah Ee Al-Ithaar Hadii aynu Nahay Waxaan Leenahay Allah Ha Caafiyo Walaasheena, Marna Hooyadeen Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhani.

Hoos Ka Daawo Sawirrda

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?