SAWIRROWAXQABAD

Daawo Sawirrada Xafladda+Warbixin

Dad Muxsiniin ah oo Qurbaha Kunool islamarkana Muraad Leh ayaa Xaflad usameeyay 150 arday oo Qur,aanka Kariimka Kabarta Madarasda Imaamu Shaafici Ee Ku Taala Duleedka Magaalada Muqdisho Shalay oo isniin ahayd.

Munaasabada oo Ujeedkedu ahaa in Loo Duceeyo Dad Samafaliyaal ah Kuwaas oo Muraad iyo Xaajaad gaar ah leh ayaa Lagu qabtay Isla Madarasada.

Macmacaan kakooban Buskut-Xalwo-Nacnac-Cabitaan iyo waxyaabo kale oo Macmacaan ah ayaa Loo qeybiyay Ardaydan Waxaana Lafasaxay Mudo Sadax-Maalin ah Taaso Farxad weyn u ah Ardayda.

Macalinka oo Isaguna Si Gaar ah Loo Maamusay iyo Ardaydiisa ayaa Laga Dheehanayay Farxad iyo raynrayn Waxaana Allah subxanuhu Watacalaa ay Kabaryeen Inuu Xaajadoda U,oofiyo Dadkii ka farxiyay.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirrada

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?