SAWIRROWAXQABAD

Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithaar oo Biyo galin usamesay qoysas Barakacayal ah

walaalaha Muxsiniinta ee Reer London ayaa Tuboyiinka Laga Dhaansado Biyaha amalaga cabo ugaliyay Boqolaal qoys oo danyar ah.

ilaa sadax Kaam oo kuyaala duleedka magaalada muqdisho ayaa biyo galintan loo sameeyay.

Tani waxa ay ka dambeysay kagadal markii qoysaskan ay ka cawdeen Biyo,la,aan Baahsan,

Sababtoo ah ma awodaan inay iibsadaan biyaha sidaasi darteed samafaliyaal ALLAH dartii wax ula baxaya ayaa qoysaskan ku sadaqeysay Biyaha.

Si Bilaash ah ama lacag la.aan ah ayay biyaha ku cabayaan qoysaskani halka markii hore ay bixin jireen lacag.

Tilaabadan ayaa waxaa si aad h ugu farxay qoysaska oo arinkan baahi weyn uqabay

Daawo sawirrda Biyo- Galinta

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?