WAXQABAD

(Daawo video) Meshaad Kasoo Bixiseen Badal Kheyr Allah Ha,idin Dhigo

Mudo Bil iyo 19 Beri ayay qoyasaskan Dhaansanayaan Biyo lacag,la aan ah oo ay ugu deqeen walaalo Muxsiniin ah oo London Jooga.

Kaamkan oo ay Deganyihiin inkabadan 600 Boqol oo qoys ayaa aad ugu baahnaa biyaha waxayna noo sheegeen in markii hore ay biyaha kasoo dhaan sanjireen meel qiyaastii loo soconayo labo saacadood oo xiriir ah.

Balse hada dhibaatada ay biyaha uqabeen sida muuqata waa ay ka baxeen.

Bulshada Kaamka Kunool ayaa waxay isugu jiraan kuwa lixaadkoda aanay udhamestirnayn qaar ayaa ah Naafo kuwana waa Camoole waayeelo hoyoyiin agoomo haysta iyo curyaamiin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?