WAXQABAD

Waxaan Umada Muslimiinta Ugu Hambalyeenaynaa Ciidul Adxaa 1443 Hijriga.

Maamulka iyo Howlwadenada Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithar Foundation waxay Hambalyo u dirayaan dhammaan ummada Muslimka ah meel walboo ay dunida ka joogto gaar ahaan dadka Muxsiniinta ah Ee ku xiran Barahena Bulshada.

Ciid Mubaarak“ Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaasha nagana xureeyo Naarta.

waxaana Allaah sidoo kale ka baryeynaa in ummada Muslimka ah Ee Dhibataysan uu dhibaatada ka dul qaado” Sidaasi waxaa lagu yiri’ war qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Maamulka Ee Jimciyada Kheyriga Alithaar Foundation.

Sidoo kale wuxuu maamulka baraarujinayaa in Loo Kaalmeeyo oo La garab istaago dadka aan waxba haysan si looga farxiyo maalmahaan.

(تقبل الله منا ومنكم عيد مبارك)                            

الله أكبر ، الله أكبر ، الله أكبر ، لا إله إلا الله ، الله أكبر ، الله أكبر ولله الحمد

ALITHAR.NET

SI TOOS AH U DAAWO TAKBIIRTA XARAMKA

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?