SAWIRROWAXQABAD

Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhaani oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Qoysas dhibaataysan.

Ilaa iyo shan qoys oo Danyar ah oo Ku nool kaam ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa La Gaarsiiyay Deeq Lacageed oo Ka Timid Hooyo Muxsinad ah oo Ku Dhaqan Dalka Dibadiisa.

Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhaani ayaa Nasoo Garsiisay Lacag Cadadedu dhantahay $50 Dollar Taas oo ay ugu Talagashay in loo qeybiyo qoysas sabool ah.

Ilaa shan qoys oo Dabkoodu Dansanaa ayaynu lacagtaas uqeybinay.

Hoyoyiinka Deeqda garsiinay ayaa qaarkood waxa ay haystaan Caruur Agoomo ah.

Faadumo Aadan Maxamed 7,Caruur oo Agoon ah ayay haystaa, Saygedii waxa uu Aasanyahay Labo Todobaad oo kaliya.

Sikastaba Ha,ahatee qoysaskani ayaa Allah Kasakow umahad celiyay Hooyo Deeqo Iyagona Allah Uweydiiyay Inuu siiyo Caafimaad Taam ah.

Anaguna Hadii aynu Nahay Bahda Samafalka Ee Al-Ithaar Foundation Waxaynu Leenahay Allah ha caafiyo Hooyo Deeqo Cabdi Cali Cumar BakhBakhaani, Sadaqada ay Baxsatay Allah ha u aqbalo Muraadkedana Allah ha usahlo.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO+VIDEO

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?