SAWIRROWAXQABAD

$450 Dollar oo lagu warejiyay Gudiga Kaamka Taaso ah Lacagta Biyaha.

Jimciyada Kheyriga ah Ee Alithaar Foundation ayaa maalintii shalay oo sabti ahayd waxay lacag dhan $450 Dollar ku wareejisay Maamulka Kaamka Tasoo ahayd Lacagta Biyaha Bishii June Ee Tagtay.

Dad samafaliyaal ah oo ku nool Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska ayaa Sida aynu Horay usheegnay Tuboyiinka biyaha laga cabo Si lacag,la,aan ugu deeqay qoysas Biyo.laan ku haysay kaam kuyaala duleedka muqdisho.

Lacagta Biyaha Ee Cadadeda idin Muuqato Waxaa iska soo uruuriyay Dad ahlu kheyr ah oo ilaahay dartii wax ulabaxaya kuwaas oo ka damqaday dhibaatada walalahooda haysata.

Bishii labaad ayaa ubilowatay qoysaskan iyagoona sheegay inay ku faraxsanyihin Gurmadka iyo Garabka ay ka heleen walalahooda Somaliyeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Lacag Wareejinta Biyaha

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?