MUXAADAROWAXQABAD

Fadliga Uu Leeyahay Saliga Nabiga Maalinta Jumcaha (صلى الله عليه وسلم)

Fadliga Nabiga oo lagu salliyo (صلى الله عليه وسلم) waa amar uu ILAAHAY (سبحانه وتعالي) ku sheegay Qur’aanka. Axaadiista Nabigana waa ay sheegtay fadliga uu leeyahay salliga Nabiga. Laakiin waxaa si gooni ah diinta u sheegtay in Nabiga oo lagu saliyo ay fadli badan tahay maalinta Jimcaha.

Xadiiska saxiixa ah ee hoos ku qoran waxa uu Nabiga ( (صلى الله عليه وسلم) ummaadiisa ka codsaday in ay badiyaan ku salliga Nabiga  (صلى الله عليه وسلم) maalinta Jimcaha ah.

Nabiga  (صلى الله عليه وسلم)  waxa uu yidhi:

Badiya in aad igu salidaan maalinta Jimcaha ah, sababtoo ah salliga waa isoo gaadhayaa.”

Asxaabtii ayaa weydiisay oo yidhi:

Rasuulkii Allow, sidee kuu soo gaadhayaa salliga, adiga oo jidhkaaga ku baaba’ay carrada markaad dhimato ka dib?”

Nabiga  (صلى الله عليه وسلم)  waxa uu ku jawaabay:

ILAAHAY ayaa jidhka anbiyada ka ilaaliyay in carrada dhulka cunto”

Sidaasi darteed walalayal aan badino Saliga Nabiga (NNKH)

ALITHAR.NET

Xafiiska Muqdisho

رواية أوس بن أوس رضي الله عنه:

*أخرج أحمد في مسنده والنسائي في سننه الصغرى وابن خزيمة في صحيحه عَنْ أَوْسِ بْنِ أَوْسٍ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: إِنَّ مِنْ أَفْضَلِ أَيَّامِكُمْ يَوْمَ الْجُمُعَةِ فِيهِ خُلِقَ آدَمُ وَفِيهِ قُبِضَ وَفِيهِ النَّفْخَةُ وَفِيهِ الصَّعْقَةُ فَأَكْثِرُوا عَلَيَّ مِنْ الصَّلَاةِ فِيهِ فَإِنَّ صَلَاتَكُمْ مَعْرُوضَةٌ عَلَيَّ قَالَ قَالُوا يَا رَسُولَ اللَّهِ وَكَيْفَ تُعْرَضُ صَلَاتُنَا عَلَيْكَ وَقَدْ أَرِمْتَ يَقُولُونَ بَلِيتَ فَقَالَ: إِنَّ اللَّهَ عَزَّ وَجَلَّ

حَرَّمَ عَلَى الْأَرْضِ أَجْسَادَ الْأَنْبِيَاءِ.

حديث صحيح

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?