MUXAADARO

(Dhageyso) Qeybta 1,aad Kalimad koban oo ka hadlaysa Laylatul Qadriga

Website-ka alithar.net waa Mareegto Utaagan Faafinta Diinta Kana shaqeya Howlaha Samafalka, Walalayaal Sida aad Horay Inoga Barateen Waxaan Halkan idin kugu soo Gudbinaa Wax Waliba oo Kheyr ah.

Taariikhda hijrigu waxay Maanta ku beegan tahay 26-09-1443, oo waafaqsan 27-04-2022,

Website-ku Wuxuu Iminka Idinso Gudbinayaa Qeybta 1,aad Kalimad uu Jeedinayo Sh. Khadar Cismaan Barre oo ah Imamka Masjidka Xaaji cabdullaahi, waxana uu shiiqa kalimadan Bararujinta ah jeediyay Xili uu lahadlayay Jamaacada Masjidka Salaada Tahjudka Kadib.

Insha,allah waxaan usheegayna aqristiyashena Ku Taxan Website-kena & Baraheena Kale ee Bulshada inaan soo gudbin Doono Kalimadahasi Taxanaha ah Ilaa Ramadaanka uu Ka Idlaado.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Habeenka Laylatul Qadriga Mp3

 

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?