WAXQABAD

Waxaad Awoodo Ku Darso Lacagaha Biyaha ay Cabayaan 1,200 Qoys oo Barakacayaal ah

Waxan Biyo Siinaa Sadax Kaam oo Kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho kuwaas oo ay Deganyihin Qoysas Barakacayaal ah oo Tiradoodu Gaarayso Ilaa 1,200 Qoys.

Dadkan ayaa Isugu Jira Waayeelo Naafo Agoomo & Dad kale oo Danyar ah.

Waxan Ubalan qaadnay Qoysaskan Inaan Biyo Siinayno Mudo Lix-Bilood ah Hada Bishii 5,aad ayaa usocota, Sidaasi Darteed Maadaama Nagala Doonayo Lacagihii Biyaha Waxan Walaalaha Muxsiniinta ee Reer London & Guud ahaan Umada Muslimiinta Ka Codsanaynaa inay  Nagala qeyb-qataan Bixinta Lacagahaas Biyaha Ee Nagula leeyahay.

{Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan}

Ama Sadaqada aad Labaxayso Kusoo Hagaajin kartaa Tel-Hoos Idin kaga Muuqda

+447538046487 Ama  252 61 1583333

 

751

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.
× How can I help you?