Waxaan Codsanayaa in Wiljer laygu iibiyo Wiilkayga Hadii aanay Lay Awoodin Qarashka isbitaalka

Waxaan Codsanayaa in Wiljer laygu iibiyo Wiilkayga.

Hooyo Khadiijo Xuseen Cali oo aan Ku Booqanay Degmada Afgooye Ee Gobolka S/Hoose ayaa inooga shekeysay Xanuunka Wiilkeeda yar ee Mudada 10,ka Sano ah Xanuunsanaya.

Waxay Tiri waa uu Ku Dhashay Xanuunkan Mana Awoodo Qarashkii aan Isbitaal ku Geen lahaa, Hasayeshee Muxsiniinta Soomaliyeed Dal iyo Dibad ayay Ka Codsatay Inay soo Caawiyaan.

Hooyo Khadiijo oo Wajigeeda Laga Dhehanayo Muragada ayaa Tiri Waxaan Codsanayaa in Wiljer laygu iibiyo Wiilkayga.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirro+Vedio

43
Exit mobile version