Sawirro+Vedio Qoysaski Quudinta loo sameeyay Malintii Shalay.

Aabe Fu,aad Cabdi Cali Cumar Baqbaqaani oo Ka mid ah Muxsiniinta Soomaliyeed ayaa shalay oo ahayd Maalinimo Axad ah waxa uu Aabahan oo Muraadleh Qado Sharaf Usameeyay 65 Qoys oo Barakacayaal ah.

Qoysaska oo isugu Waayeel Naafo iyo Agoomo ayaa ku farxay Qadada loo sameeyay waxayna Dhamantooda Duco Hawada umarsiyeen Aaabe Fu,aad.

Loor Bariis ah Neef Ari iyo Qudradiisa ayaan soo gaarsiinay kaamkan oo ay Deganyihiin labo boqol oo qoys waxaana kasoo Xulnay Qoysaska ugu liita kaamka kuwaas oo xitaa qarkood dabkooda lashidin.

Allah waxaan Ka baryenaa inuu Aabe Fu,aad Muradkiisa uu Usahlo Caafimaadna Allah haku siiyo Sadaqada uu Baxsaday.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirro+Vedio

893
Exit mobile version