(Daawo) Sh Xassaan oo Ku Baaqay in La’afuriyo Masaakiinta & Maxaabiista

Kalimadan ayuu Sh Xassaan Habeenkii Xalay ka jeediyay Masjid kuyaala magaalada Neyrobi Salaada Cisho kadib, Umada Muslimiinta ah ayuu Shekha kula dardaarmay inay Afuriyaan Dadka aanay Waxba haysan Ee Masaakiinta ah  iyo Maxaabiista Ku jira Jeelasha.

Is,agoo soo Daliishanayo Aayado iyo Axaadiith laga Wariyay Suubanaheena Muxamed NNKH ayuu Sh Xassaan Xusay in loo baahanyahay waqtigan in Muslimiinta Caawiyaan Dadka Dhibaataysan,

Sidoo kale Guud,ahaan waxa uu Ladardaarmay Umada Muslimiinta Meelkasto ay Jogaan inay ka Faaidestaan Bishan Kheyrka Badan Ee Ramadaan Masaajida Camiraan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO KALIMADA

https://shaqowacan.net/wp-content/uploads/2023/03/yt1s.com-Sh-Xassaan-Ku-Baaqay-in-Laafuriyo-Maxaabiista.mp3?_=1

 

 

297
Exit mobile version